Pontus Marine: Kulankii Sannadlaha oo la Qabanayo

PONTUS MARINE HOLDINGS PLC:  SHIGUDOONKII SANDLAHA AHAA

 

Waxay shirkada Pontus Marine Holdings PLC ogaysiinaysaa dhamaan saamiilayda shirkadda inay ka soo qaybgalaan Shirgudoonkii Sanadlaha Ahaa ee  shirkada.

GOOBTA              :           HOTEL GUULEED – XAAFADA JIGJIGA YAR

BARTA                 :           HOOLKA WAYN

TAARIIKHDA       :           21/7/2016

 

 

SAACADA            :           9 SUBAXNIMO – 12 DUHRNIMO

Wixii macluumaad ah ee looga baahanyay ciddii rabta inay ka soo qayb gasho si dhaqso ah ayaannu idiinku soo diraynayaa (via email)