Notice: Hargeisa office moved to Berbera

Ku : Dhamaan Cidii ay Khusayso

Uj: Guuritaanka Xafiiska Pontus Marine ee Hargaisa

Taariikh : 18/09/2016

Waxay Shirkada Pontus Marine ku wargalinaysaa dhamaan cid kasta oo doonaysa inay la soo xidhiidho shirkada shaqaaleheeda in xafiiskan ku yaalay Star Tower loo raray xarunta guud ee ay shirkadu ku leedahay magaalada Berbera.

Xafiiska Berbera waxa uu ku yaalaa:

Shaarica Suufi Xasan, Madiinatul Xujaaj, ee u dhaw Nec Fish ama ka soo horjeedka xafiiska cashuuraha Barriga ee gobolka Saaxiil.

Waxaad sidoo kale kala soo xidhiidhi kartaa telefoonadan hoos ku qoran:

1- 00252 63 343 2886 – Ahmed Abokor

2- 00252 63 4000 388 – Ahmed Abdul Kadir

3- 00252 414 7915.

Waxa kale oo ay macmiishu ka heli karaan macluumaad dheeraad ah haddii ay booqdaan dukaanka kalluunka iibiya ee ku yaala Suuqa jaamac Gunti ee Xero Awr, ka soo horjeedka dukaanka Jabane.

Waxay kala xidhiidhi karaan telefonadan shaqaalaha shirkada:

1- 00252 63 410 3442 – Abdirahman Ahmed

2- 00252 63 473 9819 – Mohammed Ahmed

Wixii tafaasiil ee kale kala xidhiidh shabakada shirkada ee Pontus Marine

www.pontusemarine.com

mahadsanid.