Return of Investment

Mudane/Marwo

Sidii aan ku xusnay shirkii sannadlaha ahaa ee ay shirkadu ku qabatay magaalada Birmingham 27kii May 2017 iyo shirarkii daba socday shirarkaas ee ku saabsanaa wabixintii lala wadaagayay saamilayda maalgashaday shirkadda.
Mudane/marwo kasta oo maalgashaday Pontus Marine waxay xaq u yeesheen in loo soo celiyo 11.5% wixii ay maal gashadeen.

Haddaba waxaanu Mudane/Marwo kaa codsanaynaa inaad doorato sidan hoos ku xusan.
a- Inaad dib ugu celiso shirkada lacagtan aad heshay iyadoo qimaha saamigu uu yahay $1 hal saami.
b- Inaad naqad uu qaadnayso lacagtan aad heshay adigoo noo sheegaya halka laguugu soo hagaajinayo lacagtaasi

Fadlan buuxi foomkan sida ugu dhaqsaha badan adigoo hubinaya warkaad galisaa inuu yahay mid sax ah oo waafaqsan warkii aad na siisay markaad shirkadda maal gashanaysay.

Buuxi foomkan

Dear investors,
Based on the promises made at the company’s annual meeting that took place on May 27, 2017, we hereby let you know that the company is ready returning 11.5% of your investment. You have the option of reinvesting this return (each share costs $1). Please fill out the following form accordingly and as accurate as possible.

Fill out invest return form